Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasiir Dowlaha Waxbarashada XFS ayaa soo xiray shirka kulanka 7-aad ee dib u eegista Waxbarashada dalka oo Muqdisho lagu qabtay.
Shirkaan oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda Waxbarashada XFS waxa ka qeyb galay wasiiro ka tirsan Dowladda Soomaaliya, wasiirada wasaaradaha waxbarashada maamul goboleedyada dalka, gobolka Banaadir, iyo hay’adaha Caalamiga ee kataageera waxbarashada Soomaaliya.
Warkan waxaa soo jeedineysa:-Hamdi Diriye Ali