Shirka bahda Xirfadleyda Tiknoolojiyada oo lagu qabatay Muqdisho.

0
22

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka wasaaradda isgaarsiinta iyo teknolojiyadda (XFS) mudane Xildhibaan 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 π€πšππšπ§ 𝐌𝐚𝐜𝐚π₯𝐒𝐧 (π’πŽπŽπŒπ€π‹πˆ) ayaa furay shirka xirfadlayaasha isgaarsiinta iyo teknolojiyada oo ah madashii 7-aad ee la qabto, oo ay soo agaasimeen bahda xirflayaasha ICT-ga waddanka ee ku midaysan madasha madaxa banaan ee Somali Network Operator’s Group (SomNOG).

waxaana goob joog ahaay Agaasimaha guud ee wasaaradda isgaarsiinta iyo teknolojiyadda, agaasimaha guud ee Hay’adda Diiwaangalinta iyo Aqoonsiga Qaranka, khubaro ka socta shirkadaha isgaarsiinta dalka, iyo bahdata teknolojiyadda.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Dirie Ali

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here