Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Shirka Bandhigga Teknoolajiyadda Beeralayda Soomaaliya oo labadii malin ee la soo dhafay socday ayaa lagu soo gabagabeyey magaalada Muqdisho ee casimada dalka waxana shirka qeebgalay masuuliyiin ka kala socday wasarada beeraha heer Federer iyo heer dowlad gobleedba, qaar ka mid ah campaign beeraha ka shaqeeya ee dalka ka jira iyo marti sharaf kale.
Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdio Abdulkadir Yusuf