Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada XFS ayaa magalada Muqdisho ku soo gabagabeysay shirka caafimaadka casriga ah ee Soomaaliya 2024.
Kaa oo muddo laba malin ah ka socday magaalada Muqdisho ee casimada dalka kaa oo looga hadlaya xiriirka ka dhexeya caafimaadka iyo technology casriga ah xiligan la joogo.
Warkan waxaa soo jeedineysa:Sadio Abdulkadir Yusuf