Shirka dib-u-eegista mashaariicda Caafimaadka Galmudug oo maanta ka furmay Dhuusamareeb.

0
17

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka dowladda Galmudug Dr Cabdiwali Cabdullahi Jaamac, ayaa maanta Caasimadda Dhuusamareeb ka furay Shir isku-xirka dib-u-eegista iyo qorshaha mashaariicda Caafimaadka ee Galmudug kaas oo 3dii biloodba mar laqabto.

Shirka waxaa ka qeyb galay madaxda ugu sarreysa Wasaaradda Caafimaadka galmudug iyo Hay,adaha caawiya bahda Caafimaadka iyadoo inta uu socdo la’isku weydaarsan doono qorshaha hormarinta adeegyada caafimaad iyo isbedello lagu dhaqaajinayo daadejinta shaqooyinka hay’adaha iyo shaqada guud ee wasaaradda.

warkaan waxaa soo jeedinaysa: Sacdia Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here