Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Shirkan oo labadii maalmood ee lasoo dhaafay ka socday magaalada Dhuusamareeb waxaa soo qaban qaabiyay wasaaradda caafimaadka Galmudug waxaana looga hadlay dib u eegista mashaariicda caafimaad ee ka howlgala deegaannada Galmudug.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali