Shirka dib u eegista siyaasadda hormarinta dhalintarada Puntland oo lagu qabtay Garowe

0
46

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Agaasimaha guud ee wasaaradda shaqada shaqaalaha dhalinyarada iyo ciyaaraha DPL ayaa Garoowe ka furay kulanka meel-marinta siyaasadda hormarinta dhalintarada Puntland.

Kulankan waxaa ka qayb-agalaya ururada dhalinyarada ee ka dhisan Garowe iyo marti kale waxayna aragtidoo ku biirin doonaan siyaasadda horumarinta dhalinyarada ee Puntland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here