Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Galmudug mudane Cabdiwali Cabdullahi jaamac ayaa Magalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Dowladda Galmudug kusoo xiray Shirka Dib-u-egista mashaariicda Caafimaadka Galmudug oo mudo labo Cishaa kasocday Magalada Dhuusamreeb.
Shirkan waxaa soo qaban qaabisay wasaaradda Caafimaadka Galmudug waxaana ka qayb-galay hay’adaha Galmudug ka howl-gala.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali