Shirka Golaha Maaraynta iyo Horumarinta kalluumaysiga Soomaaliya oo Dhuusamareeb lagu soo xiray

0
57

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Intii u dhaxaysay 28-29-May 2024 waxaa magaalada Dhuusamareeb ka socday shirka maaraynta iyo horumarinta golaha kalluumaysiga Soomaaliya. Shirkan waxaa ka qayb-galaya Madaxda wasaaradda kalluumaysiga iyo khayraadka buluugga ah ee DFS iyo wasaaradaha Maamul goboleedyada.

Waxaana looga hadlay arrimo ay kmaid yihiin ka doodista iyo hirgelinta hab-raacyada golaha iyo ka hortagga kalluumaysiga Sharc9-darrada ah:

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here