Shirka hagidda mashruuca Nagaad ee dib-u-dhiska waddooyinka oo lagu qabtay Muqdisho

0
59

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Shirka hagidda mashruuca Nagaad ee dib-u-dhiska waddooyinka iyo horumarinta magaalooyinka Dalka oo lagu qabtay Muqdisho,. Shirkan oo lagu soo bandhigay waxqabadka mashruuca nagaad waxaa ka qeybgalay masuuliyin ka tirsan dowlada,maamulgoboleedyada ito xubno kale.

Warbixintan waxaa faah faahinaysa: Hamdi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here