Shirka hanaanka wadashaqeynta tiirarka isbedelka Qaranka oo ka socdo magaalada Muqdisho

0
29

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Shirka hanaanka wada shaqeynta tiirarka isbeddelka Qaranka ayaa maalintii saddexaad ka socda magaalada Muqdisho. Shirka waxaa ka qeybgalaya masuuliyiin ka kala socda hay’adaha dowladda federaalka, dowlad-goboleedyada, iyo daneeyeyaasha horumarka. Ujeedada shirkan ayaa ah in la xoojiyo iskaashiga iyo is-waafajinta howlaha horumarineed ee ku saleysan tiirarka isbeddelka Qaranka, gaar ahaan kuwa la xiriira adeegyada bulshada, dhaqaalaha, amniga iyo maamulka.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdifatah Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here