Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Golaha dhaqaalaha qaranka ayaa soo qaban-qaabiyay shirka hiigsiga qarni-jirka Soomaaliya ee 2060-ka, waxaana ka qayb-galay wasiiro ka tirsan DFS, madax ka socotay Dowlad-goboleedyada iyo qaybaha Bulshada.
Shirkan oo lagu wadaagay talooyin ku saabsan horumarinta dhaqaalaha dalka ugu horrayn Dr Mahdi Maxamed oo ka tirsan Golaha dhaqaalaha Qaranka ayaa ka warbixiyay hiigsiga qarni-jirka Soomaaliya ee 2060-ka.
Warkan waxaa faah faahinaya: Abdidahir Garad Ali