Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Shirka wada tashiga hormarinta Xirfadaha farsamada gacanta dalka oo maalmihii la so dhafay ka socday magalada Muqdisho ayaa la soo gabagabeeyey waxana shirka ka qeeb galaya masuuliyiin ka kala socday waaaradaha Shaqada shaqalaha iyo arrimaha bulshada heer Federer iyo heer dowlad gobleedba .
Shirkan ayaa inta uu socday diiradda lagu saraya mideyta arrimaha hormarinta u leh barashada xirfadaha farsamada gacanta iyo joogtayta Tababaradda ku Saabsan Farsamada gacanta.
Wasiirka wasarada shaqada shaqalaha iyo arrimaha XFS Mohamad cilmi oo shirka soo xiray ayaa wasaradaha Shaqada shaqalaha iyo arrimaha ugu baaqay dardargalinta hormarinta xirfadaha farsamada gacanta .
Sacdiyo Abdulkadir Yusuf ayaa faah faahinaysa.