Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Shirka iskaashiga amniga oo udhaxeeya maamullada gobalka Doollo iyo degmada Caabudwaaq ee gobalka
ayaa lagu qabtay santarka Cilaanle ee dowlad deeganka Somalidadda
Shirka ayaa waxa joob joog aha maamulka degmada Caabudwaaq iyo
Gobolka Doollo ,masuulin ka socday maamulka galmudug iyo marti sharaf kale .
Gudoomiyaha Gobalka Doollo Cabdullaahi Deeq Beered iyo
Gudoomiyaha Degmada Caabudwaaq Muxyadiin Aadan ayaa sheegey ah muhiimadda ay leedahay ilaalinta nabadda iyo Xasiloonidda bulshada.
Warbixintan Sacdio Abdulkadir ayaa soo jeedinaysa.