Shirka latashiga aqoonyahanada ee wax ka bedelka Dastuurka Dalka oo Muqdisho lagu qabtay

0
22

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay shir latashi ah oo ay ka qeyb galeen aqoonyahanno iyo sharciga-yaqaanno Soomaaliyeed.

Shirka ayaa diiradda lagu saaray wax ka bedelka iyo dib-u-eegista cutubyada 10-aad ilaa 15-aad ee Dastuurka Kumeelgaarka ah, kuwaas oo ah qeyb ka ah arrimaha sharci dejinta, nidaamka garsoorka, xuquuqda muwaadiniinta iyo qaab-dhismeedka dowladnimada.

Waxaa soo jeedineya: Sacdiya Abdulkaadir yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here