Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Ra’iisal Wasaare Ku-xigeenka Labaad Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdisalam Abdi Ali Dhaay ayaa si rasmi ah uga furay magaalada Muqdisho Shirka Caafimaadka ee Tiknoolajiyada Casriga ah ee Soomaaliya.
Shirkani ayaa diiradda saaraya horumarinta iyo isku xirka adeegyada caafimaadka iyadoo la adeegsanayo tiknoolajiyada casriga ah, si loo helo nidaam caafimaad oo ka jawaaba baahiyaha bulshada Soomaaliyeed waxaa ka qeybgalay masuulin ka tirsan wasaaradaha tiknoljiyada iyo caafimaadka ,hayada NIRA iyo xubno kale
Warkan waxaa soo jeedineysa:Hamdi Diriye Ali