Shirka looga hadlayey ciribtirka cudurka dabeysha oo Muqdisho lagu soo xiray.

0
106

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada XFS ayaa magalaada Muqdisho ee Casimada dalka ku soo gabagabeysay shirka daadajinta qorshaha ciribtirka cudurka dabeysha.
Waxana shirka ka qeeb galay masuuliin ka socday wasaraddaha Caafimaadka heer Federer iyo heer dowlad goboleedba .

Shirka intii uu socday ayaa diiradda lagu saray siidii hal meel looga soo wada jeesan laha ciribtirka cudurka dabeysha dalkeena Somalia.

Warbixintan waxaa faah faahineysa:Sadio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here