Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda XFS ๐ ๐ฎ๐ ๐ฎ๐บ๐ฒ๐ฑ ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ป ๐ ๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐น๐ถ๐ป ayaa Maanta magaalada Muqdisho ka daahfuray Shirka Amniga Internet-ka ee Soomaaliya.
Mareeyaha Guud hayโadda Isgaarsiinta Qaranka Mustaf Yaasiin Sheekh ayaa sharaxay ugu horayn ujeedka shirka amniga Internet-ka.
Dhankiisa wasiieka Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda XFS Mohamed Aadan ayaa sheegay in shirkaan yahay mid muhiimad gaara leh
Abdullahi Cabdulqadir Nuur ayaa soo jeedinaya.
Audio Player