Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)–Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho ayaa daahfuray shirka wadatashiga qeybaha bulshada ee maqaamka Caasimadda.
Shirkaan ayaa waxaa ka qeyb galay mamulka gobolka Banaadir gudoomiyaasha Dagmooyinka gobolka iyo marti sharaf kale.
Warkan waxaa soo jeedinaya.Abdifitah Mohamed Ahmed