Shirka Maareeyeyaasha Garoomada diyaaradaha dalka oo Muqdisho ka furmay.

0
46

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiiru dowlaha Gaadiidka iyo duulista Hawada XFS ayaa ku saabsan maareynta shuruucda garoomahada diyaaraha iyo amnigooda ayaa Muqdisho ka furay
Shirka Maareeyeyaasha Garoomada diyaaradaha dalka
Waxaana kulanka ka qeybgalay masuuliyiin ka tirsan Dowladda, hay’da duulista rayidka ah iyo maamulka garoomada gobolada dalka.

Warkan waxaa soo jeedineysa:- Hamdi Diriye Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here