Shirka Maareynta iyo Horumarinta Kalluumeysiga oo Baydhabo lagu soo gabagabeeyay

0
28

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Shirka Golaha Sare ee Maareynta iyo Horumarinta Kalluumeysiga Qaranka oo lagu soo gabagabeeyay magaalada Baydhabo.

Cabdifitaax Maxamed Cali Wasiirka kaluumeysiga KGS ayaa warbaahinta u akhriyay warmurtiyeedka ka soo baxay shirkan oo ah kii shanaad ee Goluhu yeesho.

Warkaan waxaa soo jeedinaya:.Abdidahir Garad

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here