Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Galmudug Abdi Mohamed Jamac ayaa Magaalada Dhuusamareeb ka furay Shirka Madasha isku Xirka Wasaaradaha Galmudug
Shirkan oo muhiim u ah isku dubaridka iyo hagaajinta wada shaqeynta wasaaradaha waxaa kasoo qeybgalay wasiiro, agaasimayaal iyo masuulin kale oo ka socday wasaaradaha Galmudug.
Hamdi Dirie Ali ayaa faah faahinaysa.