Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Hay’adda Tayadhowrka qaranka Soomaaliyeed iyo Uruur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Africa ayaa ka shiray mideynta halbeegyada iyo badqabka badeecadaha isaga kala gudba xuduudaha. Waxana shirka goob joog aha masuuliin ka socday Ha,yadda Tayadhowrka qaranka Soomaaliyeed , Xubno ka socday Ururka Goboleedka Iskaashiga dhaqaalaha Bariga Africa iyo Ganacsato.
Warkan waxaa faah faahineysa:Sadio Abdulkadir Yusuf