Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Shirka Qaran ee u diyaar garowga ka qeybgalka Madasha mideysan ee Qaxootiga caalamka oo December 2023 ka dhacaya dalka Switzerland ayaa lagu soo gaba gabeeyay Magaalada Muqdisho.
Waxaana shirkan oo looga arrinsanayey arrimaha Qaxootiga somalia ka qeybgalay wasaaradaha dowlada Somalia, xubno ka urur gobaleedka IGAD, hay’adaha UNHCR , IOM,madaxda hay’adda qaxootiga iyo barakacayaasha somalia iyo xubno ka socday maamul gobeleedyada dalka.
Warkan waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Dirie Ali