Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Waaxda kormeerka iyo qiimeynta ee Wasaaradda Qordheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta dhaqaalaha Xfs ayaa maanta daah-furtay wajiga 2-aad ee qiimeynta waxqabadka hey’adaha caalamiga ah.
Kulankan oo ka dhacay Magaalada Muqdisho ayaa si gaar ah diirada loogu saaray warbixinada waxqabadka iyo mashaariicda muhiimka ah ee ay fuliso Hay’adda Islaamic Relief.
Warkan waxaa faah faahinaysa: Hamdi Dirie Ali