Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)- Shikan oo labadii maalin ee lasoo dhaafay ka socdayagaalada muqdisho ayaa wxaaa looga hadalay qorshaha Istaraatiijiyadeed iyo howleed ee xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka iyo Xafiisyadda Xeer ilaaliyayaasha dowlad goboleedyada. Waxaana ay dhinacyadu ka doodeen howlaha hortabinta u leh qorshada Istaraatiijiyadeed iyadoo la eegayo baahiya jira.
Warkan waxaa akhrinaysa:- Hamdi Dirie Ali