Shirka Shaqaalaha Caafimaadka Qaranka oo muqdisho lagu soo gabagabeyey

0
42

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS ayaa soo xiray shirweynaha Qaran ee shaqaalaha Caafimaadka.
Waxaana laga soo saaray qobo muhiim ah oo ay ka midyihin In la helo miisaaniyad iyo siyaasado haga baahinta shaqaalaha Caafimaadka dalka oo dhan, in sare loo qaado aqoonta iyo xirfadaha shaqaalaha Caafimaadka iyo in la helo manhaj midaysan oo wax lagu shaqaalaha Caafimaadka
Waxaana xiritaanka shirka ka qeybgalay Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya iyo xubno ka socday wasaaradda Caafimaadka.

Warkan waxaa soo jeedinaysa:- Hamdi Diri Ali

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here