Shirka wadatashiga cutubka ka mid ah dastuurka Dalka oo ka furay Magaalada Muqdisho

0
9

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Shirka la-tashiga hay’adaha Dastuurka ee heer federaal, heer dowlad-goboleed, iyo maamulka gobolka Banaadir ee ku saabsan soo jeedinta wax ka bedelka cutubyada 10-aad ilaa 15-aad ee Dastuurka ayaa ka furmay magaalada Muqdisho.

Kulankan oo ay soo abaabuleen hay’adaha dastuurka dalka ayaa waxaa ka qeyb galay wasaaradaha arrimaha dastuurka ee dowlad-goboleedyada iyo guddiyada wax ka bedelka dastuurka.

Warkan waxaa soo jeedinaysa:Xamdi Diriye Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here