Shirka Wadatashiga iyo Meelmarin Istiraatijiyadda Amniga Qaranka oo ka qabsoomay Dhuusamareeb

0
42

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Magaalada Dhuusamareeb ayaa martigelisay shir ballaaran oo looga hadlayay istiraatijiyadda amniga qaranka, kaas oo ay kasoo qeyb galeen madaxda Dowladda Federaalka iyo kuwa dowlad-goboleedyada dalka.
Shirka oo uu furay Wasiirka Amniga Galmudug ayaa diiradda lagu saaray sidii loo mideyn lahaa dadaallada la dagaalanka waxyaabaha amniga lidiga ku ah iyo dib-u-habeynta hay’adaha amniga iyo qorshaha beddelka ATMIS.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here