Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Agaasimaha Guud ee Waxbarashada iyo Barbaarinta ee Wasaaradda Waxbarashada ayaa magaalada Muqdisho kusoo xiray madal looga tashanayo qiimeynta waxbarashada qaranka.
Shirkan oo socday muddo laba maalmood ah ayaa ujeedkiisu ahaa Soo bandhigista iyo lafagurka saddex maaddo oo kala ah Tarbiyo, Chemistry, iyo Af-Ingiriisi.
warkaan waxaa soo jeedinaysa: Xamdi Diriye Ali