Shirka Wasaaradaha shaqada iyo arrimaha bulshada oo Mugadisho lagu gabaga-beeyay

0
77

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Agaasimaha Guud Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowlada Federaalka Soomaaliya, Mudane Yuusuf Xasan Isxaaq ayaa magaalada Muqdishu kusoo xirey shirka koowaad ee Madasha Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed Ee Dib-u-habeynta Maamulka Dadweynaha kaas oo socday labadii maalin ee lasoo dhaafay.

Madashan ayaa kasoo qayb galey Wasiirada Wasaraadaha Shaqada iyo Arimaha Bulshada Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed, Guddiga Shaqaalaha Qaranka Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed, Agaasimiyaasha Guud Wasaraadaha Shaqada iyo Arimaha Bulshada Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed iyo qaar ka mid ah bulshada rayidka.

Warkan waxaa soo Jeedinaya: Hamdi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here