Shirka xeerka ansixinta Ganacsiga dalka oo Laga dahfuray Muqdisho

0
82

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Shirka Wasaaradaha Ganacsiga heer Federaal iyo kuwa Dowlad-goboleedyada dalka ayaa ka furmay magaalada Muqdisho, caasimadda dalka. Shirka ayaa diiradda lagu saarayaa sidii loo dardargelin lahaa Xeerka Ganacsiga iyo bixinta shatiyada, si horumar ballaaran looga gaaro dhanka ganacsiga dalka.

Shirka waxaa goob joog ka ah wasiirrada wasaaradaha ganacsiga ee dowlad-goboleedyada Galmudug, Hirshabeelle, Koonfur Galbeed iyo Khaatumo.

Warkaan waxaa soo jeedinaysa:Sacdiya Abdulkaadir yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here