Shirkad isgaarsiineed oo laga hirgeliyay degmada Gaalkacyo.

0
4

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Gudoomiyaha ku xigeenka Dagmada Galkacyo Galmudug Maxamed Cabdi Cilmi ayaa xariga ka jaray Xarunta Shirkadda isgaarsiinta Dudur Telecom ee Galkacyo Qeybta Galmudug, taas oo laga hirgeliyay magaalada Gaalkacyo
Wxaa ka qeybgalay masuuliyiin ka tirsan maamulka degmada iyo xubno ka tirsan shirkada cusub.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Dirie Ali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here