Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Gudoomiyaha maamulka Caasimada Mudane Abdirahmaan Ali mohamed geeda qoroow ayaa Xarunta Dowlada Hoose ee Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb ugu Qeeb galay Munaasabad Ahayd Daahfurka Shirkada Nadafada MUUQ-BILE oo Hada kadib kasha Qayb doonta bilic soocelinta Caasimada Galmudug Ee Dhuusamreeb.
Warkan waxaa faah faahinaya: Abdidahir Garad Ali