Shirkada Hormuud oo Dowladda Soomaaliya ku wareejisay lacag loogu tala-galay dadaka ku go’doonsan Dalka Suudan

0
29

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Hey,ada hormuud salaam foundation ayaa manta dowlada soomaaliya gaar Ahaana wasaarada arimimaha dibadda ku wareejisay deeq lacageed oo loogu talagalay in lagu soo samatabixiyo dadka soomaaliyeed ee ku go,doonsan wadanka suudaan oo ay colaado ka jiraan waxana dadka soomaaliyeed ee ku go,doonsan suudaan lagu qiyaasay 8 kun oo u badan arday soomaaliyeed ee oo dalkaas waxbarasho u doontay.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya:- Abdifatah Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here