Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Maamuulka Caasimada Galmudug ee dhuusamareeb oo ruqsadii Shaqo kala noqday shirkadda Nadaafadda Amiira.
Shirkaddaan ayaa ku guul daraysatay wax ka qabashada nadaafadda caasimadda oo 8 bil kahor maamulku u xil saaray.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Liibaan Mohamed Abdi