Shirkii looga hadlayo caafimaadka Wadnaha oo Muqdisho lagu qabtay

0
8

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Shirkan oo ah kii ugu horreeyay heer qaran ee ku saabsan xannuunnada ku dhaca wadnaha waxaa ka qayb-galay, madaxda adeegga caafimaadka, khubaro caafimaad, cilmi baarayaal iyo dhaqaatiir ka kala yimid gobollada dalka iyo dibadda.

Shirkan oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada DFS waxaa la’isku waydaarsaday doodo ku saabsan sida loo yarayn karo khataraha cudurrada ku dhaca wadnaha iyo in dalka laga helo adeegyo dhamaystiran oo dawaynta xanuunada wadnaha.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here