Shirkii midaynta qorshayaasha degmooyinka Galmudug oo Dhuusamareeb lagu sooxiray.

0
52

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Shirka wadatashiga ee iswaafajinta qorshaha dhaqan-gelinta siyaasadaha, iyo hab-raacyada muhiimka ah ee heerarka dowladda oo muddo labo maalin ah ka socday magaalada Dhuusamareeb ayaa la soo gabangabeyay.

Warkan waxaa faah faahinaya: Ahmed Mohamed Jama

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here