Shirkii Seddexaad ee golaha maamulka iyo Hormarinta Kalumeysiga Soomaaliya oo ka furmay Dhuusamareeb

0
124

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Shirka sedexaad ee goloha maamulka iyo Horumarinta Kalumeysiga soomaaliya ayaa ka furmay magaalada Dhuusamareeb.
Shirkan waxaa soo qaban qaabisay wasaaradda kalumeysiga iyo kheyradka baluuga ah ee XFS waxaana ka qeyb galaya wasaaradaha kalumeysiga ee dowlad goboleedyada dalka oo dhan.
Wasiirka wasaarada kalumeysiga Galmudug mudane Garaad Yusuf Mohamed oo furitaanka shirka ka hadlay ayaa sharaxaad ka bixiyey.

 

Warkan waxaa faah faahinaya:Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here