Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer):-Shirweynaha Saddexaad Ee ururka Gargaar Ayaa lagu Qabtay Magaalada Dhusamareeb ee Caasimada Galmudug.
Ururka Gargaar oo Ka Shaqeeya Arimaha Hormarinta Deegaanka Ayaa labadii Sanaba Mar la Qabtaa Shirweynaha Guud ee Gargaar, Waxaana Sanadkaan Shirka lagu Doortay Xubnaha Golaha Sare.
Shirweynahaan waxaa sidookale kasoo Qayb galay Xildhibaano,Wasiiro,Maamulka,Caasimada,Saraakiil,Haween iyo Xubnaha Guud ee Gargaar.
Warkan Liban Mohamed Abdi ayaa soo jeedinaya.