Shirweynaha lixaad ee Teknolojiyadda oo kafurmay Muqdisho

0
124

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka ayaa waxaa kafurmay shirka isgaarsiinta teknoljiyada dalka.

Shirka ayaa waxaa ka soo qeeybgalay wasiirka wasaarada teknolijiyada XFS madaxda shirkadaha isgaarsiinta iyo aqoonyahanada Teknolijiyada.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here