Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka ee Sodma iyo jamacadda Mugdisho ayaa shaaca ka qaaday in shirweynaha u adkeysiga aafooyinka soomaliya lagu qabanayo Mugdisho,
Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho, Dr. Ibraahim Maxamed Mursal, ayaa sheegay in Shirweynaha U Adkeysiga Aafooyinka ee Soomaaliya 2025 uu leeyahay muhiimad weyn oo ku saabsan xoojinta iskaashiga cilmi-baarista iyo ka hortagga masiibooyinka.
Hamdi Dirie Ali ayaa warkan soo jeedinaysa.


