Shirweynaha Wacyigelinta Doorashooyinka Dadweynaha oo lagu qabtay magaalada Muqdisho

0
34

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar ayaa Magaalada Muqdisho ku qabtay Shirweynaha Wacyigelinta Doorashooyinka ee hal ku dhigiisu ahaa – Dadweynow Dooro “Dooro Ama Halagu Dorto” iyadoona ujeedkiisu ahaa sidii ay bulshada wax ugu baran lahaayeen Sooyaalka Doorashooyinkii soo maray dalka iyo fahamka Doorashooyinka tooska ah (Qof iyo Cod).

Munaasabadda waxaa goobjoog ka ahaa Wasiiro ka tirsan XFS, Xildhibaano, Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir, Xoghayaha Guud ee Gobolka Banaadir, Guddoomiyeyaasha Degmooyinka, Culuma’udiin, Aqoonyahano Dadka baahiyaha gaarka qaba, dhalinyaro, Haween iyo qeybaha kala gedisan ee Bulshada.

Abdifatah Mohamed Ahmed ayaa faah faahinaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here