Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Shirka Qaran ee Xuquuqul Insaanka ee Soomaaliya
Muqdisho ayaa markii ugu horreysay martigelisay Shirka Qaran ee Xuquuqul Insaanka, oo ay si rasmi ah u furay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka labaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali.
Warkaan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor