Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Iyadoo xanuunka shuban biyoodka ow ka mid yaha xanuunadda dilacaa xili roobaadka kaa oo ka dilaca meelaha ay nadaafaddu aad u hoosayso iyo meelaha ay ku badan yihiin dadka danta yar ayaa hadda deegaano hoosyimaada degmada Cadaado ee gobolka galgaduud waxa dad badan oo caruur u badan ku soo ritay xanuunka Shuban biyoodka
Waxana hadda Xaladooda caafimad lagu la tacaalayaa Isbitaalka Guud Ee Cadaado.
Dr liiban Fooljawo oo ka mid ah dhaqaatiirta isbitaalka guud ee degmada Cadaado ayaa ka warbixiya kiisas uga badan ee ay la kulmaan ee ku aadan xanuunka shuban biyoodka iyo wiliba qaabka ay bulshada uga wacyigaliyaan.
Warkan waxaa faahfaahinaya: Sacdiyo Abdulkadir Nor