SODMA oo deeq gargaar ah gaarsiisay qoysas ku nool Magaalada Muqdisho.

0
6

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA) ayaa 1,100 qoys oo danyar ah oo ku nool gobolka Banaadir gaarsiisay deeq raashin ah,

Deeqdan oo kusoo aaday xilli lagu guda jiro bisha barakeeysan ee Ramadaan ayaa loogu talagalay dadka danyarta ah.

Hamdi Dirie Ali ayaa warkan faah faahinaysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here