SoDMA oo deeq gargaara oo gaarsiisay degmada Diinsoor

0
22

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA ayaa degmada Diinsor ee gobalka bay gaarsiisay diyaarado sida shixnado gargaar ah kuwa oo loogu tala galay dadka dayarta ah ee ku nool degmada Diinsor ee gobalka bay.
Agasimaha waxda gargarka ee Hay’adda SoDMA Sahro Cali Yusuf ayaa ka warbixisay deeqda ay gaarsiyeen degmada Diinsor ee gobalka Bay.

 

Warkan waxaa faah faahineysa:Sadio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here