Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa deeq raashin ah gaarsiisay qoysas danyar ah oo ku nool deegaanada Gobolka Banaadir, iyadoo lagu guda jiro bilowga bisha barakeysan ee Ramadaan.
Gargaarkan, oo qeyb ka ah dadaallada lagu taageerayo bulshada nugul, ayaa waxaa ka faa’iideystay
Warkan waxaa soo jeedineysa:Xamdi Dirie