SODMA oo gargaar gaarsiisay qoysas ku nool Mugadisho

0
75

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gargaar raashin ah ugu qeybisay qoysas danyar ah degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho,

Gargaarkan, oo qeyb ka ah dadaallada SoDMA ee lagu caawinayo dadka nugul inta lagu jiro bisha barakeysan ee Ramadaan, ayaa loogu talagalay in lagu garab istaago qoysaska la daala-dhacaya duruufta adag.

Waxaa soo jeedinaya:Hamdi Dirie

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here