Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa kawarbixisay xaaladdihii ugu danbeeyey fatahaadaha iyo Daadadka El-Niño ee ay ka gaysteen Gobolada dalka.
Maareeyaha xarunta qaran ee Gurmadka Deg-degga ah ee hay’adda SoDMA Xasan Cabdulqaadir Ciise ayaa warbaahinta la hadlay.
Warkan waxaa faah faahinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor